Soo dhowaada Waalidka/Masuulka iyo Qoysaska

  • Ku soo dhawaada Dugsiyada Dadweynaha ee Saint Paul. Fadlan isha mari xogaha qoyska ee hoos ku qoran adigoo diiradda saaraya macluumaadka iyo barnaamijyada iyo adeegyada dheeraadka ah ee la heli karo si waaliddiinta iyo xubnaha qoyska looga caawiyo in lagu wargeliyo oo laga qaybgeliyo dugsiyadeena.

    Haddii aadan heli karin waxaad raadineysid, shaqaalaha degmadu ayaa diyaar ah saacadaha 8 subaxnimo ilaa 4:30 galabnimo Isniin-Jimce si ay uga jawaabaan su'aalaha ama ay su'aalahaaga ugu hagaan waaxda saxda ah. Wac 651-767-8100.

  • Isku qor Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo doorashada dugsiga, wac 651-632-3700 oo ah Xarunta Meelaynta Ardayda.
  • Jadwalka Taariikhda La soo deg jadwalka taariikhda qoysaska ee Saint Paul Public Schools.
  • Xafiiska Adeegyada Nafaqada Eeg liiska cuntada ee iskool walba iyo xogaha nafaqada.
  • Gaadiidka Akhriso xogaha baska ee u dambeeyay ee qoysaska iyo ardayda.
  • Securly Home Fiiri oo maamul dhaqdhaqaaqa khadka tooska ah ee ardaygaaga markuu isticmaalayo iPadka iskoolkiisa.