Su’aalaha soo Noqnoqda

ISQORISTA

  • Waa maxay iskoolka SPPS ee la dhaho Online School?

  • Sideen isku qoraa?

  • Haddii aan ku noolahay meel ka baxsan aagga looga yimaado iskoollada degmada SPPS, ma isku qori karaa Online School-ka SPPS?

  • Ardaygeygu ma u beddelan karaa iskoolkiisii caadiga ahaa sannadka bartamihiisa?

  • Ma jirtaa fursad isdiiwaangelin oo u furan fasallada Pre-K?

FASALLADA

  • Sidee fasallada online-ka ah u shaqayn doonaan?

  • Sidee ardaygaygu u heli doonaa iPad-kiisa?

  • Yaa wax ka dhigi doono dugsiga Online School ee SPPS?

  • Sidee dugsiga Online School ee SPPS uga duwanaan doonaa waxbarashada durugsan ee online-ka ah?

  • Waa maxay noocyada koorsooyinka la bixin doono?

  • Ma jiri doontaa waxbarasho ah in luuqado kale oo wax lagu barto ama fasallo takhasus gaar ah ku qotomo (magnet)?

  • Dugsiga Online School ee SPPS ma bixin doonaa barnaamijka koox muustikaaleey iyo/ama koox isla heesa?

  • Ardaydu ma awoodi doonaan inay ka qaybgalaan ciyaaraha fudud?

  • Dugsiga Online School ee SPPS ma ku jiri doonaa jadwalka iskoollada SPPS ee caadiga ah?

  • Sidee baa soo xaadirataanka iskoolka loo qaadi doonaa?

  • Sidee bay u shaqayneysaa buundo-bixinta?

  • Ardaygaygu ma ku taagan yahay waddadii qalin-jabinta haddii uu dhigto Online School?

  • Ardaygeyga ma laga filayaa inuu qaato imtixaannaa lagu qiimeeyo waxbarashadiisa ee Minnesota Comprehensive Assessments iyo imtixaannada kale ee degmada oo dhan?

ADEEGYADA CAAWINTA ARDAYGA

  • Waa maxay waxa qoyska laga filayo si uu u caawiyo ilmahayga dhigto dugsiga Online School ee SPPS?

  • Xaggee bay ardaydaydu aadi karaan maalintii haddii aanan anigu la joogi karin guriga?

  • Sidee baa loo dabooli doonaa baahiyaha xag bulsho iyo xag shucuur ee ardayda inta ay wax ku baranayaan qaab online ah?

  • Ma la heli doonaa adeegyada caawinta iskoolka oo ay ku jiraan waxbarashada gaarka ah iyo barnaamijyada barashada luuqadda Ingiriisiga?

  • Ardaygeygu miyuu heli doonaa adeegyada lagu dhex xusay galka qorshahooda waxbarasho ee gaarka ah?

  • Ma jiri doonaan wax caawinaad ah oo loogu talagalay waxbarashada qof ahaanta iskoolka loo tegayo?

  • Carruurtaydu weli ma heli karaan cunto dayrtaan?