Somali

  • Dugsiga Iskaashatada Hamline Elementary
    Jaamicadu waxa ay ka bilaabataa Xannaanada
    Dugsiga Hamline Elementary, oo ku yaala wadada Snelling ka soo horjeedka Jaamicada Hamline, waxa uu xirrir iskaasi la samaystay jaamicadda. Shaqaalaheenu waxa ay aaminsan yihiin in jaamicaddu ka bilaabato xannaanada. Ardeyda iyo barayaasha labada dugsiba way wada shaqeeyaan, wada dhisaan xirriirka iyo wada aadaan xafladaha u gaar ah. dugsigeenu waxa uu ku faanaa buugaagta faraha badan ee kala nooc nooca ah iyo adkayta wax akhriska ardeyga. Waxa aan xooga saarnaa barnaamijka barasha culuunta kala gadisan ee dhaqanka una isticmaalnaa barista nuxurka dhamaan maadooyinka. Isku dhafku waxa uu asal joogto ah u yahay jiritaanka dugsgeen waxana maalin kasta ugu dabaal dagnaa dhawr siyaabood oo nabadeen ah.